Ra’isul Wasaare Rooble oo kulan la qaadanaya Saraakiishii kasoo horjeesatay Mudo kororsiga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan kulan gaar ah la qaato saraakiishii kasoo horjeestay mudo kororsiga dowlada Soomaaliya ay ka laabatay. Sida aan wararka ku helnay Rooble iyo guddi ay iska soo dhax magacaabeen saraakiishan ayaa kawada hadlaya sidii loo dhameyn lahaa xiisadii ka dhalatay mudo … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo kulan la qaadanaya Saraakiishii kasoo horjeesatay Mudo kororsiga